Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Haween Naafo ah oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Xuska maalinta haweenka adduunka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo ahaa mid xirfado dhanka shaqada la xiriirta, isla markaana si lacag la aan ah loogu barayay muddo lix bilood qaar ka mida haweenka Naafada ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa loo soo gaba gabeeyay ilaa labaatan haween ah oo naafo ah, kuwaasi oo la baray tolidda dharka iyo cilaan saarka.

Tababarkaan oo ay fulintiisa iska kaashanayeen ururka GOWDA oo ah urur ka shaqeeyay ilaalinta xuqquqda haweenka iyo carruurta Naafada ee Galmudug iyo hay’ad lagu magacaabo Abiilis ayaa waxaa xiritaankiisii ka qeyb galay masuliyiin ka tirsan Galmudug iyo xubno ka socday ururada Haweenka iyo naafada ee Gobalka Mudug

Related posts

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

April 11, 2026

Ugu horeyna waxaa munaasabada ka hadlay Waris Cabdullaahi Shirwac iyo Nuur Cabdi Aadan oo ku hadlayay magaca Ururka iyo Hay adda iska kaashaday ayaa waxa ay tilmaameen inay tahay markii u horeysay ay qabtaan tababbar ceenkan ah oo xirfado shaqo la baro haween Naafo ah, taas oo qeyb ka ah qorshaha dhiiri gelinta Dadka aan lixaadkoodu dhameyn.

Sidoo kale munaasabada ayaa intii ay socatay waxaa ka hadlay xubno ka socday ururada haweenka iyo Naafada Gobalka Mudug, kuwaasi oo dhamaantood uga mahadceliyay ciddii isku howshay in markii ugu horeysay Gobalka Mudug xirfado shaqo la baro dad naafo ah.

Duqa Degmada Galkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo soo xiray tababarka ayaa xusay in ka maamul ahaan ay kaalintooda ka qaadan doonaan dhiiri gelinta naafada ku nool magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray xarunta Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre “Maanta Wuxuu dalkeenu ku socdaa Jidkii horumarka iyo dhismaha Ciidanka” SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre “Maanta Wuxuu dalkeenu ku socdaa Jidkii horumarka iyo dhismaha Ciidanka” SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre “Maanta Wuxuu dalkeenu ku socdaa Jidkii horumarka iyo dhismaha Ciidanka” SAWIRRO"

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabadda soo dhaweynta markabka shidaal-qodista ee Soomaaliya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee...

Safiirka Aan Joogtada Ahayn ee Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha dalka Belarus

Safiirka Aan Joogtada Ahayn ee Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha dalka Belarus

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Belarus):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, isla markaana ah safiirka aan joogtada ahayn ee Soomaaliya u qaabilsan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In