Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in la qaato sharciyada lahaanshiyaha dhulka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo: Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in la qaato sharciyada lahaanshiyaha dhulka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Waaxda dhul bixinta Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo iyadu dhawaan laga daah furay markii u horeysay bixinta sharciyada dhulka iyo guryaha ku yaala magaalada Gaalkacyo oo intooda badan horay aan u laheyn sharciyo rasmi ah ayaa waxaa maanta kormeer ku tegay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle si uu u kuurgalo halka ay marayaan  howlaha shaqo ee Waaxda dhul bixinta Maamulka dowlada Hoose ee Gaalkacyo Galmudug

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha Galmudug ayaa intii uu kormeerka ku guda jiray warbixin ka dhageystay duqa degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo sheegay in ay si fiican u socoto howsha bixinta sharciyada dhulka iyo guryaha.

Mudane Axmed Ducaale Geelle ayaa kormeerka kaddib la hadlay Warbaahinta waxaana uu ugu baaqay dadka guryaha iyo dhulalka ku leh magaalada Gaalkacyo in sharciyeeystaan dhulalka iyo guryaha ay sheeganayaan milkiyadooda, isagoo dhanka kalena sheegay in ciddii aan qaadan sharciyadaasi aan loo aqoonsan doonin milkiyada iyo  lahaanshaha dhulka haddii la isku qabsado

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka mid ahaa dadkii maanta qaadanayay sharcida lahaanshaha dhulka, talaabadaan oo mid wax weyn ka badali karta bilicda iyo dhismaha magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 35-ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo noqday

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo noqday

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo noqday

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In