Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabdho ku mideysa urur samafal oo deeq dhar iyo lacag u qeybiyay haween “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Gabdho ku mideysa urur samafal oo deeq dhar iyo lacag u qeybiyay haween “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Sahal oo ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo gaarsiiyay 50 haween ah oo ku nool degmada Howlwadaag, iyadoo qeybinta munaasabadda ay ka qeyb galeen xubo ka tirsan Ururrada Haweenka Qaranka, Kan gobolka iyo maamulka degmada Howlwadaag.

Guddoomiyaha Ururka Sahal Zeynab Maxamuud Warsame ayaa sheegtay in deeqdan ay tahay mid ay ugu talagaleen sidii ay ula qeybsan lahaayeen gabdhahan farxadda ciidda, xilli maanta oo kaliya ay ka harsantahay.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

“Waxaan qeybinay lacag iyo dhar ururka Sahal waxa uu uga gol’leenahay sidii ay ula qeybsan lahayeen faraxada ciidda bulshada inteeda kale, waana sii wadeynaa wax u qabashada dadka danyarta ah”ayay tiri Zeynab.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaaahir Baarqab ayaa tilmaamtay in gabdhahan ay sameeyeen talaabo ku dayasho mudan, ayna boorineyso

“Waa muhiim in la is caawiyo oo loo gargaaro dadka danyarta ah, dadka Soomaaliyeed waa in ay isgarab istagaan, madaama waaldiintooda aysan awoodin inay bulshada inteeda kale kala qeyb geliyaan farxadda ciida” ayay tiri Jawaahir.

Ifraax Macalin Axmed oo ka mida dadka u ololeeya arrimaha xaquuqul Insaanka, kana tirsan Wasaradda haweenka oo ka hadashay madasha ayaa dhankeeda bogaadisay Ururkan ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed.

Sidoo kale Faadumo Cabdi Cali Guddoomiya ku-xigeenka Ururka Midoowga Ardayda ayaa sheegtay in ay ku faraxsantahay maanta in ay aragto gabdho Soomaaliyeed oo isgarab taagan.

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Ciise Maxamuud Guure ayaa xusay in ay tahay tallaabo wanaagsan oo ku dayasho mudan, waxaana uu intaa ku daray in kan maamul ahaan ay soo dhaweynayaan dadka u taagan wax u qabashada bulshada kuwooda taagta daran.

Waxaa la rabaa in la caawiyo bulshasda danyarta ah, waana garabtaganahay bulshada Dooneysa in ay u gar garaan dadka danyarta ah, waana mid loo bahan yahay waa muhim in bulshada ay dhexdooda is caawiyaan” ayuu yiri Guddoomiyaha.

IMG_0115 IMG_0116 IMG_0121 IMG_0124 IMG_0125 IMG_0126 IMG_0130 IMG_0131 IMG_0137 IMG_0140 IMG_0143 IMG_0146 IMG_0147 IMG_0150 IMG_0158 IMG_0162 IMG_0166 IMG_0167 IMG_0170 IMG_0173 IMG_0181 IMG_0198 IMG_0202 IMG_0207 IMG_0221 IMG_0223 IMG_0228 IMG_0233 IMG_0246IMG_0255 IMG_0280

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli

Previous Post

Maamulka degmada Shibis oo olole nadaafadeed ka wada xaafadaha Shibis

Next Post

Maamulka degmada Dharkeenleey oo ka digay in qashinka lagu shubo waddooyinka “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka degmada Dharkeenleey oo ka digay in qashinka lagu shubo waddooyinka “SAWIRRO”

Maamulka degmada Dharkeenleey oo ka digay in qashinka lagu shubo waddooyinka "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In