Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRADA: Galmudug iyo Ahlusunna oo ku heshiiyay arrimo dhowr ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Galmudug iyo Ahlusunna oo ku heshiiyay arrimo dhowr ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug ee ka socda Jabuuti ayaa heer gabogabo ah maraya, iyadoo inta badan la isla meel dhigay qodobada labada dhinac ka wada hadleen, iyagoo si wada jir ah xalay u xusay dhalashada Nabigeenna Muxamad (NNKH).

Shirka oo galay todobaad ayaa ugu horeyn ku bilowday siminaar looga hadlayay xalinta khilaafaadka oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD, iyadoo siminaarka kaddib la guda galay wada hadaladii tooska ahaa ee labada maamul ee Galmudug iyo Ahlusuna.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa muujiyay isu soo dhowaansho, waxaana wada hadaladii u dambeeyay ee ay yeesheen uu ahaa mid aan loo dhaxeyn oo ay keligood ka wada arrinsadeen xaaladaha jira

Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo ka mid ah mudanayaasha Goloha Shacabka ee shirka ka qeyb qaatay ayaa tilmaamtay in aad ugu faraxsantahay hanaanka uu u socda shirka.

Labada dhinac ayaa la sheegay inay isku afgarteen qodobo ka mid ah awood qeybsiga, balse ay jiraan qodobo aan weli la isku afgaran oo xalintooda ay noqotay in Muqdisho lagu dhameeyo, isla markaana lala wadaago Madaxda dowladda Federaalka.

Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa isku raacay in waxkasta ay ku dhameeyaan wada hadal ka hor inta aysan ku soo laaban dalka, waxaana la filayaa in shirka uu sidoo kale ka soo qeyb galo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Sawir Qaade:- Makaa’iil Rashiid Barre Jabuuti 

Previous Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeeyay Dalka Kenya

Next Post

Akhriso:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowaladda oo ku saabsan Soomaalida Liibiya ku Nool

Next Post
Akhriso:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowaladda oo ku saabsan Soomaalida Liibiya ku Nool

Akhriso:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowaladda oo ku saabsan Soomaalida Liibiya ku Nool

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In