Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo ku guuleysatay xal u helidda muran dhinaca dhulka ah

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo ku guuleysatay xal u helidda muran dhinaca dhulka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Galmudug ayaa  ku guuleystay xallinta Deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato wada daga
Sadex Higlo iyo Gowlale oo ka tirsan Gobolka Mudug

Masuuliyiin isugu jira Maamulka Gobalka Mudug, Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo xildhibaano ayaa ku guuleystay in ay wax Ka qabtaan khilaafaadka mudooyinkii la soo dhaafay ay isku hayeen beelo ka mid ah kuwa dega gobolkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marar badan ayeey sidaan oo kale deeganada gobolka Mudug uga dhaceen xiisado iyo shaqaaqooyin la xariira lahaanshiyaha dhulal kuyaala deeganka iyo goobaha biyaha laga cabo iyadoo maamulku uu ku dadaalayo sidii mardanbe aysan deeganka ugu soo laaban  dhacdooyin kuwaan lamidka ah

Previous Post

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya+SAWIRRO

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Goobaha Danta Guud Lagu Soo Celin Doono Gacanta Dowladda “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Goobaha Danta Guud Lagu Soo Celin Doono Gacanta Dowladda “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Goobaha Danta Guud Lagu Soo Celin Doono Gacanta Dowladda “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In