Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

GALMUDUG: Xaalad bani’aadamnimo ayaa ka jirta Mudug iyo Galguduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
GALMUDUG: Xaalad bani’aadamnimo ayaa ka jirta Mudug iyo Galguduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay in gobollada Mudug iyo Galguduud ay ka jiraan xaalado abaareed kaddib markii ay soo daaheen roobabkii dayrtu.

Guddi gaar ah oo ay golaha wasiirrada Galmudug u saareen qiimeynta xaaladaha bani’aadamnimo ee gobolka ayaa ku warbixiyay dadka ay u baahan yihiin gargaar, ayadoo ay xaaladdu ka sii dari karto haddii aan la helin roobabka dayrta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dadku waxay u baahan gargaar degdeg, maxaa yeelay waxaa jirta abaar saameysay xoolaha iyo beerahaba, gobollada qaar ma helin roobabkii oo waa ay soo daaheen” ayuu yiri Wasiirka gargaarka Galmudug.

Deegaannada ay abaaruhu ka jiraan oo u badan dhulka Miyiga ah, waxaa ka jira biyo la’aan, meelaha qaar fuustada biyaha ah waxay gaartay toban dollar($10).

Previous Post

Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo dhawaan la dhisayo

Next Post

Galmugud oo sheegtay in ay la hadlayaan qeybta ASWJ ee ku sugan Dhuusamareeb

Next Post
Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas

Galmugud oo sheegtay in ay la hadlayaan qeybta ASWJ ee ku sugan Dhuusamareeb

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In