Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmugud oo sheegtay in ay la hadlayaan qeybta ASWJ ee ku sugan Dhuusamareeb

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay gacan wada-hadal u fidinayaan kooxda ka go’day ASWJ eek u sugan degmada Dhuusamareeb si loo xalliyo waxyaabaha ay tabanayaan.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Galmudug Daahir Fiidow ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu mar kasta doonayo in wada-hadal iyo si nabad ah lagu dhammeeyo tabashooyinka dadka ku nool Mudug iyo Galguduud.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Maamulkii ASWJ ee kol ka arrimin jiray Dhuusamareeb dowladda Galmudug heshiis ayuu la saxiixday, Galmudug ayayna ka mid yihiin, dadkii ka haray ee la baxay magaca Sufa ee jooga Dhuusamareeb, maamulku bayaan ayuu ka soo saaray, oo ah inuu u fudinayo gacan wada-hadal, maamulkunu wuxuu diyaar u yahay cid kasta oo wax tabanaysa” ayuu yiri Daahir.

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo hoggaanka sare ee ASWJ ayaa heshiis ku kala saxiixday degmada Cadaado, ayadoo golaha wasiirada maamulkaasi lagu daray xubno metelaya ASWJ, hase yeeshee koox kale oo sheegtay inay heshiiskaas ka soo horjeeddo ayaa la wareegay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud, ayagoo sheegay inaysan heshiiskaas qeyb ka ahayn.

Previous Post

GALMUDUG: Xaalad bani’aadamnimo ayaa ka jirta Mudug iyo Galguduud

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka maaliyadda ee gobolka Banaadir oo u amba baxay Turkiga “Sawirro”

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka maaliyadda ee gobolka Banaadir oo u amba baxay Turkiga “Sawirro”

Guddoomiye ku-xigeenka maaliyadda ee gobolka Banaadir oo u amba baxay Turkiga “Sawirro”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In