Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsatada Soomaalida Kenya iyo kuwa dalka oo iskaashi sameystay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kudhawaad shan boqol oo qof lagu soo qabtay howl-gal laga sameeyay Xamarweyne-DHAGAYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ah mid lagu soo dhaweynayay ganacsatada Soomaalida ee dalka Kenya iyo magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka ganacsiga, ganacsato iyo marti sharaf kale oo kulanka lagu casuumay, waxaana kulanka soo qaban qaabiyay rugta ganacsiga Soomaaliyeed.

Kulankan ayaa intiisa badan ahaa mid diiradda lagu saarayay xoojinta iyo wada shaqeynta ganacsatada Soomaaliyeed ee wadanka Kenya ku dhaqan iyo kuwa gudaha dalka ku ganacsada.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Dr Sheekh Maxamed Shakul iyo Ibraahim Maxamed Xuseen oo ah ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ee lagu casuumay kulanka ayaa ka mahadceliyay kulanka soo dhaweynta ah ee ay u sameeyeen rugta ganacsiga Soomaaliyeed, waxaana ay tilmaameen inay muhiim tahay in ganacsatadu ay ka wada shaqeeyaan horumarka ganacsiga Soomaaliya meelkasta oo ay xarumo ku leeyihiin.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Cali Gabeyre oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu ahaa in wada shaqeyn lala sameeyo ganacsatada Soomaaliyeed ee wadanka Kenya, isagoo dhanka kale hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/rashiid Maxamed Axmed ayaa ku baaqay in ganacsatadu ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka, isla markaana uu soo dhaweynayo in ganacsatada gudaha iyo kuwa dibada ay yeeshaan xiriir ganacsi oo xoog leh, waxaana uu dhinac kale soo dhaweeyay guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Hirshabeelle ee dhawaan halkaasi lagu doortay..

Previous Post

Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jabuuti oo hambalyo u diray R/wasaaraha Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Jabuuti oo hambalyo u diray R/wasaaraha Soomaaliya

Madaxweynaha Jabuuti oo hambalyo u diray R/wasaaraha Soomaaliya

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In