Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsato Soomaaliyeed oo 14 tan oo Moos ah u dhoofisay dalka Turkiga+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ganacsato Soomaaliyeed oo 14 tan oo Moos ah u dhoofisay dalka Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mooska waa mid kamid ah wax soo saarka dalka waxeyna ganacsatada Soomaaliyeed ay si la mid ah uga faa’ideysanayaan suuqyada Caalamka oo furasad u helay in loo iibgeeyo dalagyada kasoo go’o dalkeyna.

ilaa afar iyo toban tan ayuu ka koobanyahay waxaana ay kusoo adeysaa muddo kooban gudaheed in markii labaad laga dhoofiyo Dekeda magaalada Muqdisho, waxaana suurageliyay Wasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya oo dib usoo celisay xiriirkii Wadankeynu uu la lahaa Caalamka

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Yuusuf Nuur ayaa sheegay in la helay dalabyo badan oo ka yimid suuqyadda Caalamka loona baahanyahay in loo diyaar garoobo kor u qaadista  iyo diyaarinta wax soo saarka dalagyada kala duwan ee kasoo go’a dalka.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Soomaaliya, mudane, Daahir Cabdi Cabdullaahi ayaa sheegay in waxyaabaha dibadda looga keeno dalka iyo kuwa laga dhoofiyo loo baahanyahay inay sinaadaan taasi oo qeyb ka ah qorsha hormarinta dhaqaalaha dalka.

Waa markii labaad 50 cesho gudahooda dalka dibaddiisa loo dhoofiyo Mooska waxaana kal hore loo qaaday dalka boqortooyadda Sacuudiga hase yeeshee Turkiga waxa uu ka midyahay dalalka sida dhaw  saaxiibka ula ah Dowladda iyo Shacbka Soomaaliyeed waxaana sidoo kale dhiiri gelin ka helaya Beeraleyda Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Muqdisho ka furay Shirka Madasha ganacsiga Soomaaliya iyo Talyaaniga+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In