Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq oo dib u dayactir lagu sameynayo

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq oo dib u dayactir lagu sameynayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga dhismaha iyo dayactirka Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney maanta joogsadeen Diyaaradahii Ganacsi ee kala duwanaa oo duulimaadka ku imaan jiray Degmadaas.

Garoonka Caabudwaaq oo dayactir guud lagu samaynayo ayaa loo joojiyay dhammaan duulimaadyadii imaan jiray muddo ku siman laba bil, waxaana duulimaadyada imaan jiray oo isugu jira kuwa sida Khaad/Jaad iyo rakaab oo si joogta ah u imaan jiray degmada maalin walba.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar kamid ah Bulshada Degmada oo si wayn u soo dhoweeyay horumarinta lagu sameynayo Garoonka Diyaaradaha ayaa haddana waxay cabasho ka muujiyeen cabasho mudada dheer ee la joojiyay duulimaadyada.

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ayaa horay shacabka degmada Caabudwaaq oo gacan ka helaya taageerayaal dhanka Qurbaha ah waxaa ay dhismihiisa ku bilaabeen Iskaashi bulsho iyo is xilqaan 24. Apr, 2012. Waxaana uu noqday garoomada ugu weyn Gobolada dhexe ee dalka.

Previous Post

Shirka Xoghayayaasha guud ee Midowga Baarlamaannada Dowladaha Islaamka oo ka dhacay Burkina Faso+Sawirro

Next Post

Taliska AFRICOM oo shaaciyay in duqeyn lagu dilay xubin ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Taliska AFRICOM oo shaaciyay in duqeyn lagu dilay xubin ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Taliska AFRICOM oo shaaciyay in duqeyn lagu dilay xubin ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In