Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo qeyb cusub lagu soo kordhinayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Garoon diyaaradeed oo laga hirgeliyay degmada Bardaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka diyaaradaha degmada Dhuusammareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa laga billaabay dhismo qayb cusub oo lagu kordhinayo, si garoonka sare loogu qaado bilicdiisa.

Dhismaha oo ay hirgalinayso dhallinyarada gobolka ayaa waxaa ka qayb galay, maamulka iyo qaybaha bulshada kunool Dhuusamarreeb markii la bilaabayay dhismaha cusub ee lagu kordhinayo garoonka oo ah qeyb la dhigo diyaaradaha, taasi oo aan iminka lahayn garoonka dhuusamareeb.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cabdulqaadir Cali Barre (Furre) oo ah guddoomiyaha guddi u xilsaaran dhismaga garoonka ayaa sheegay in dhaqaalaha ku baxaya dhismaha ay iska kaashanayaan dhallinyarada gobolka, laguna xijin doono, dib u dhis laami ah oo ay ku samaynayaan waddada ay diyaaraduhu ka cago-dhigtaan, kana duulaan.

Cabdulqaadir ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta gobolka, dowladda Federaalka ah, ganacsatada, qurbe-joogta, hay’adaha horumarinta adeegyada bulshada iyo dhammaanba shacbiga Soomaaliyeed inay gacan ka geystaan dhimaha qeybta cusub ee lagu soo kordhinayo garoonka.

Previous Post

Madaxwaynaha Galmudug oo sheegay inay soo dhaweynayaan go’aanka shirkii Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

GOS oo ka qayb gashay tababbar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Switzerland

Next Post
GOS oo ka qayb gashay tababbar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Switzerland

GOS oo ka qayb gashay tababbar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Switzerland

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In