Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Generaal Biixi Oo Booqday Furimaha Dagaalka Ee Gobolka Hiiraan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Generaal Biixi Oo Booqday Furimaha Dagaalka Ee Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliyaha qeybta 27-ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Tawane Axmed Maxamed, Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiil Ciidan, ayaa booqday furimaha dagaalka oo ay ku sugan yihiin Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka.

Generaal Biixi iyo Masโ€™uuliyiinta la socday, ayaa dhiirri-gelin u sameeyay Ciidanka dib-u-xoreynta deegaanka oo howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Genaraal Tawane Maxamed ayaa yiri โ€œWaxaan idinku ammanayaa sidaad cadowga ugu xureyseen guud ahaan Gobalka hiiraanโ€

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Ayaa yiri โ€œWaxaan digniin adag u dirayaa shaqsiyaadka xagal daacinta ku hayaan howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab ee Hiiraan ka socdaโ€

Taliyaha Ciidanka Dulka Generaalย  Maxamed Tahliil Biixi, Ayaa yiri โ€œ waxaad ย ku ammaanantihiin haddii aad tihiin, Ciidanka dib-u-xoreynta iyo Ciidaanka Qalabka sida aad ku wadaan howlglka ka dhanka ah Qawaarijtaโ€ โ€œSidoo kale waxaan xusayaa in dagaalka xoreynta ee reer Hiiraan wadaan tusaale u yahay Soomaaliya oo dhanโ€.

Ugu dambeyntii, Taliyaha, ayaa ballan qaaday in dowladda dhexe ay dadka reer hiiraan ku garab istaagi doonto taageero dhinac kasto leh sida Ciidaan, dhaqaale iyo Caafimaad si ay deegaankooda uga saraan argagixisada.

Previous Post

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada XFS Oo Shir Kaga Qeyb Galay Dalka Nigeria

Next Post

Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Next Post
Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In