Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Global Internet oo soo bandhigtay adeeg casri ah oo ay isticmaali karaan bulshada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Global Internet oo soo bandhigtay adeeg casri ah oo ay isticmaali karaan bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Global Internet ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo xawaarihiisu aad u sareeyo, kaasi oo ay isticmaali karaan dhamaan qeybaha bulshada….

Maamulka Shirkadda Global Internet Cabdiqaadir Xasan Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa tilmaamay in shirkadda ay soo bandhigtay adeeg casri ah oo lagu magacaabo Somnet Telecom MIFI 4G, kaasi oo aad ka heleyso internet xawaarihiisu sareeyo, isla markaana ay bulshada isticmaaleysa u adeegsanayaan simcard cusub oo aad ku isticmaali karto meelkasta oo aad caasimada ka joogto.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cabdiqaadir Xasan Axmed ayaa Warbaahinta u sharxay adeega cusub ee ay maanta hirgeliyeen, kaasi oo ay adeegsan karaan ardayda waxbaratada iyo dadka kale ee daneynaya inay isticmaalaan internet.

“Somnet Telecom MIFI 4G LTE ayaan soo bandhignay, adeegan qofkasta waa uu isticmaali karaa, qiimaha qalabka waa 95 doolar, 20GB oo free ah ayaa ku jirta, waxaad u isticmaali kartaa, telefon iyo computer-kaaga meelkasta oo aad Muqdisho ka joogto, marka uu kaa dhamaado mudada bisha ah ee aad isticmaaleyso”ayuu yiri Maamulaha shirkadda Global Internet.

Shirkadda oo soo jirtay tan iyo sanadkii 2003, waxa ay adeegsan cusub ku sheegeen in uu yahay mid qiimo jaban oo dadka donaya ay ku iibsan karaan qalabka MIFI, loo yaqaan oo ah kan kuu sahlaya in isticmaalka adeega internet-ka aad la aadi karto meelkasta oo caasimadda ka mid ah, ayn ku jirto 20GB oo free ah.

DSC08343 DSC08346 DSC08347 DSC08349 DSC08351 DSC08361  DSC08383 DSC08385 DSC08392 DSC08397 DSC08401 DSC08402 DSC08404 DSC08407

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in guryahooda ku soo laabtaan

Next Post

Ogaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Next Post
Ogeysiis:jago shaqo ka banaan golaha shacabka Soomaaliyeed

Ogaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In