Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gobolka banaadir oo howlo buufin ah ka sameeyay suuq-bacaad +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Gobolka banaadir oo howlo buufin ah ka sameeyay suuq-bacaad +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Caafimaadka ee Dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah ka sameeysay suuq-bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Caasimada iyo qeybo kale oo ka mid ah gobolka banaadir.

Gadiidka dowladda hoosee ayaa biyo ay ku jiraan daawo loogu talagalay in disho  jeermiska faafin kara cudurka indhahu aanan qabin ee karoona Feyruska waxaa ay ku buufiyeen suuqa labaad ee ugu weyn Magaalada muqdisho ee Suuq -bacaad  si looga hortago cudurkan ka sii faafaya dalka ee Covid-19 iyagoo sidoo kale hore usoo fuufiyay qeybo badan ka  mid ah caasimada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddomiyah gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  kormeer ugu tagay howlaha buufiska ee ka socday  suuqa bacaad  waxaana uu bogaadiyay howlasha ay wadaan shaqaalaha caafimaadka ee dowladda hoose

“Hadii aan sidaan ku sii wadno waan hubaa inaan ka miro dhalineyo dadaalkeyna ee aan ku xakameyneyno cudurkaan qatarta ah ee Karoona Feyruska waxaana loo baahanyahay in guud ahaan Caasimada la gaarsiiyo howshaan “ayuu yiri guddoomiye Cumar Filish.

sidoo kale guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) waxaa ku wehlinayay qaar ka mid guddoomiye ku xigeenka gobolka iyo agaasimayaal ka tirsan gobolka

ka

Tags: Gobolka banaadir oo howlo buufin ah ka sameeyay suuq-bacaad +Sawirro
Previous Post

Akhriso Isku Aadka Wareegga Sideed Dhamadka Ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Next Post

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer ku tagay xarunta wacyigalinta Covid-19+Sawirro

Next Post
Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer ku tagay xarunta wacyigalinta Covid-19+Sawirro

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer ku tagay xarunta wacyigalinta Covid-19+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In