Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u diray Madaxda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland, isla markaana ka codsaday in si sharuud la’aan ay ku joojiyaan xisadaha coladeed ee ka taagan magaalada Galkacayo ee Gobolka Mudug.

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi Dhuux oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qorshahooda uu yahay inaysan ka soo tegin magaalada Gaalkacyo marka ay tegaan socdaalka ay iminka isugu diyaarinayaan inay ku tegaan gobolka Mudug, ayna la kulmayaan Madaxda labada maamul si ay ugala hadlaan joojinta colaadda Gaalkacyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Abwaan Xirsi ay carabka  ku dhuftay in Madaxweynayasha  Maamulada Puntlan iyo Galmudug  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed in ay kala  qadaan ciidamada isku horfadhiya magaalada Gaalkacyo,  islamarkan uu tilmamay in waxyabaha ay kala tebanayaan ay miiska wada hadalka ku dhameeyaan, ayna ku wajahanyihiin Gobolka Mudug, si ay gacan uga geystaan daminta colaadda.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay gantaalada Xuutiyiinta ay ku ridayaan magaalada barakeysan ee Makka Almukaramah

Next Post

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay

Next Post
Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In