Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka ladagaallanka musuq maasuqa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka ladagaallanka musuq maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Aqalka Sare BFS ayaa yeeshay kalfadhigii 4aad kulankiisa 8aad, waxaana ajandahu uu ahaa ka doodista iyo su’aalo weydiin, waxaana howlka Golaha ku sugnaa Wasiirka Cadaaladda XFS iyadoo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS Senetor Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

1, Senator, Xasan Faarax Xujaale ,2, Xuseen Sh, Maxamud 3, Samsam Daahir Maxamud ,4, Farxaan,Muuse suudi yalaxoow iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha aqalka sare BFS Abshir Maxamed Axmed Abshir Buqaari ayaa qaar ka mid ah qodobada ee hindise sharciyeedka la dagaallanka musuq maasuqa fikradahooda ka dhiibtay, iyagoo qodobada kuwa ka mid ah sheegay in wax ka badal lagu sameeyo.

Gudoomiyaha Gudiga Garsoorka Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta Senator Samdsam Ibraahin ayaa qodobada qaar jawaabo ka bixisay, iyadoo sheegtay in ay qaadanayaan fikradaha Xildhibaannada ay soo jeediyaan ,

Wasiirka Cadaaladda Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in uu aad ugu mahadceliyay Guddiga Garsoorka Golaha Aqalka Sare sida ay uga shaqeeyeen Hindise sharciyeedka iyo fikradaha nadiifka ah ee Senatarada soo jeedinayeen,

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulanka soo gaba gabeeyay ayaa sheegay in maalinta talaadada dib la isugu soo laabanayo Guddigana laga doonayo in qoraalka ay ku soo daraan fikradaha la soo jeediyay ee la isku raacay.

Hindise Sharciyeedka la dagaallanka musuq maasuqa ayaa waxa uu marayaa akhrinta 2aad, iyadoo maalinta talaadada ah laga sugayo inay guddiga ku soo daraan tallooyinka Xildhibaannada Aqalka sare.

Previous Post

Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo laqabanayo 19-ka bishan

Next Post

Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la furay “SAWIRRO”

Next Post
Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la furay “SAWIRRO”

Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la furay “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In