Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo soo magacaabay guddi Cusub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Golaha Guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo soo magacaabay guddi Cusub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo lagusoo bandhigayey guddi cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska ayaa lagu qabtay magaalada London.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen golaha guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska ayaa  lagu magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo la sheegay inay soo dhisi doonaan golle Jaaliyadeed oo ay yeeshaan qurba joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Ugu horayn waxaa warbaahinta la hadlay guddoomiyaha golaha guurtida Jaaliyadda soomaaliyeed Ee Uk Dr Maxamed Cabdiraxmaan, isagoo sheegay inay ku howlanaayeen in muddo ah sidii ay usoo xuli lahaayeen guddi matasha guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska, haatana ay guddigan cusub kala shaqayn doonaan sidii loosoo dhisi lahaa jaaliyad balaaran oo ka jawaabta baahiyaha bulshada Soomaaliyeed ee dalkan kunool.

Xubno ka mida guddiga cusub ee ay soo dhiseen golaha guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uk ayaa iyaa dhankooda ka codsaday bulshada Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan iyagoo balan qaaday in mudada loo qabtay ay kusoo dhisi doonaan jaaliyad dhamaystiran oo wada matasha bulshada Soomalaiyeed ee ku nool dalkan ingriiska .

Ugu danbayntii xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ahaa masuuliyiinta ka qayb galay munaasabdan ayaa ugu baaqay inay midoobaan guud ahaan jaaliyadaha Soomaalida ee ka jira magaalooyinka kala duwan ee dalka Ingriiska .

Iskusoo wada duuboo golahan cusub ee jaaliyadda Soomaalida ee dalka Ingriiska ayaa loo qabtay muddo sannad ah inay kusoo dhisaan jaaliyadda Soomaaliyeed oo salbalaaran taasi oo ka shaqaysa danaha bulshada Soomaaliyeed ee degan UK.

IMG_0019 IMG_0023 IMG_0025 IMG_0032 IMG_0033 IMG_0035 IMG_0043 IMG_0047 IMG_0059 IMG_0069 IMG_0072 IMG_0074 IMG_0081 IMG_0088 IMG_0091 IMG_0099 IMG_0108 IMG_0115 IMG_0116 IMG_0119 IMG_0128 IMG_0134 IMG_0144 IMG_0157 IMG_0163 IMG_0173 IMG_0176 

Abdirahman somali

Warbaahinta Qaranka

London Uk .​ 

Previous Post

Dowladda Nigeria oo qabatay horjoogaha koox xiriir la leh Al-qaacidda

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In