Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka oo ka dooday Miisaaniyadda 2017-ka

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda US oo racfaan ka qaadatay xukunkii la isku hortaagay amarkii dhoofka ee Trump
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ajandaha kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu maanta ka koobnaa Saddex Ajande oo kala ahaa Akhrinta Dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadkaan 2017-ka, ย Akhrinta Xisaabxirka Sanadihii 2015-2016 iyo Qaybinta Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka.

Ugu horayn Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rixmaan Ducaale Bayle ayaa wuxuu xubnaha Golaha Shacabka u sharacay Isbadalka Miisaanada ee Sanadkaan iyo waxyaabihii ay sanadkii hore kaga duwantahay, wuxuuna sheegay in sanadkaan uu jiro isbadal badan oo ku yimid dadaalka ay dowladdu samaysay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Shacabka ayaa su’aalo ka waydiiyay Miisaaniyadda Wasiirka wasaaradda Maaliyadda iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda, iyadoo dooda ugu badan ay ka dhalatay Qoondada Ciidanka Soomaaliyeed iyo Dowlad Gobaleedyada ee ku xusan Miisaaniyadda ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda.

Ugu Danbayntii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka soo xiray ayaa sheegay Miisaaniyadda uu soo gudbiyay wasiirka Maaliyadda uu la wareegay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka, kaas oo marka uu soo Akhriso dib ugu soo celin doona Golaha.

Wadarta guud ee Miisaaniyadda oo ay gudbisay wasaaradda Maaliyadda ayaa ah, US$ 246,018,876.

Previous Post

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo Boqorka Sacuudiga uga Tacsiyeeyay Geerida ku timid Amiir C/raxmaan

Next Post

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya oo ka warbixyey Ciladbixinta Adeega internet-ka.

Next Post
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya oo ka warbixyey Ciladbixinta Adeega internet-ka.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya oo ka warbixyey Ciladbixinta Adeega internet-ka.

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In