Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.
Kulanka maanta oo ah mid muhiim ah ayaa Ajendahiisu wuxuu yahay Akhrinta Seddaxaad ee ku noqoshada Miisaaniyadda 2019.