Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wadatashiga Qaranka oo tallooyin ka dhageystay Ururada Bulshada Rayidka ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Golaha Wadatashiga Qaranka oo tallooyin ka dhageystay Ururada Bulshada Rayidka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, uuna shirguddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo ay ka qeyb galeen Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta Goluhu waxa uu la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka.

Shirka oo looga dooday ajandeyaashii la qorsheeyay ee Doorashooyinka iyo Amniga ayaa la isugu soo noqon doonaa berri oo Khamiis ah.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in shirka si aad ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo amniga, hufaanta doorashada iyo jadwaleynteeda, kaasi oo si saraaxad leh ay madaxda Golaha uga doodeen.

“Shirka labo qeyb ayuu ahaa, gelinkii hore ee waxa ay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ay kulan la qaateen Ururrada Bulshada Rayidka ah, kuwaasi oo ay ka dhageysteen talooyin la xariira gaabisyada ka jira doorashooyinka iyo sida lagu sixi karo, markii uu kulanka dhaamaday Goluhu waxa uu Ururrada Bulshada Rayidka ah u balan qaaday inay tixgelin doonaan soo jeedintooda”. Ayuu yiri Maxamed Ibraahim Macallimuu.

Macallimuu ayaa xusay in shirka maalmaha soo socda ay ka soo bixi doonaan go’aanno dhaxal gal ah, laguna mudeyn doono waqtiga doorashada.

Previous Post

Taliska xoogga dalka qeybta 60aad oo soo bandhigay ruux ka soo goostay Al-Shabaab

Next Post

Waa kuma dalka dadkiisa aysan aqoonsaneyn muhiimadda waqtiga?

Next Post
Waa kuma dalka dadkiisa aysan aqoonsaneyn muhiimadda waqtiga?

Waa kuma dalka dadkiisa aysan aqoonsaneyn muhiimadda waqtiga?

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In