Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wakiilada K/Galbeed oo cod aqlabiyed leh ku meel mariyay Golaha Wasiirada+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Golaha Wakiilada K/Galbeed oo cod aqlabiyed leh ku meel mariyay Golaha Wasiirada+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhigii 7-aad kulankiisi 2-aad oo ay isugu yimaadaan Golaha wakiilada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ajandihiisu ahaa codka kalsooni siinta Golaha Wasiirada uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulankaasi oo uu shir guddoominayay guddoomioyaha Baarlamaanka kaga codsaday xildhibaanada in ay codka kalsoonida siyaan wasiirada uu dhawaan magacaabay,si loo dardargeliyo howlaha horyaala.

Intaasi kadib ayaa la gudaha galay ajandaha,waxaana soo xaadirtay 124 xubnood oo xildhibaano ah,kuwaasi oo cod aqlabiyed leh ku meelmariyay Golaha wasiirada Koonfur Galbeed,123 ayaana ogolaatay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa ku dhawaaqay natiijada,isagoo xusay in ay ansax yihiin xubnaha Golaha wasiirada Koonfur Galbeed,ayna gudan karaan waajibaadkoodi shaqo ee loo igmaday.

Ugu dambeyntii madaxweynaah Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa uga mahadceliyay golaha baarlamanka sida ay kalsoonida u siiyeen golihiisa wasiirada.

Isla goobtaasi ayaa lagu dhaariyay wasiirada,waxaana lagula dardaarmay in ay si hufan u gutaan waajibaadka horyaala.

Previous Post

Golaha Wakiilada K/Galbeed oo cod aqlabiyed leh ku meel mariyay Golaha Wasiirada+sawirro

Next Post

U.S., Federal Government of Somalia target al-Shabaab encampment

Next Post
U.S., Federal Government of Somalia target al-Shabaab encampment

U.S., Federal Government of Somalia target al-Shabaab encampment

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In