Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wakiilada KGS oo dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliska KGS

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Golaha Wakiilada KGS oo dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliska KGS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-Simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane, Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay wehliso Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Marwo, Shamso Maxamed Yarow, ayaa maanta shir Guddoomiyay Kala fadhiga 6-aad Kulankiisa 2-aad oo ay soo xaadireen 50 Xildhibaan.

Ajendaha Kulanka, ayaa ahaa Akrinta 2aad Hindise-sharciyeedka Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugu horreyn, Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Amniga Xeerka Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay Wasaaradda soo diyaarisay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed, ayaa ka Jawaabay dhammaan Su’aalaha ay soo jeediyeen Xildhibaanada, isagoo sheegay wixii talooyin ah ay soo jeediyeen Xildhibaanada ay hoosta ka xariiqdeen sidoo kale Muhiimna ay u tahay Xeerkani.

Guddoomiyaha Guddiga Amniga Golaha Wakiilada Xil. Irshaad Maxamed Aadan, ayaa Golaha ka hor Akhriyay Warbixinta Guddiga Amniga iyo talooyinka Xildhibaanada ay horay ugu biiriyeen inta ay socotay Doodaha iyo falanqayta sharcigaan.

Previous Post

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta oo shacabka ugu baaqay inay ka fogaadaan goobaha Khawaarijta ku dhuumaalaysanayaan

Next Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Bulshada degmada Moqokori

Next Post
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Bulshada degmada Moqokori

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Bulshada degmada Moqokori

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In