Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Puntland oo ansixiyay xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee shaqaalaha rayidka ah “SAWIRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Puntland oo ansixiyay xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee shaqaalaha rayidka ah “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah waxay u ansixiyeen Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka Dowlad Goboleedka Puntland, kaasi oo horay Xukumadda u soo ansixisay.

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa shir guddoomiyay Fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, waxaana goob joog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Golaha Wakiiladda AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaanada oo dood ka yeeshay ansixinta xeerkaan horayna muddo saddex beri ah u soo akhristay ayaa ugu dambeyn geliyay cod xeerka.

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ku dhawaaqay in 38 Mudane oo fadhiga maanta joogay in 34 Mudane u codeysay meel-marinta Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka Dowladda Puntland, halka 4 Mudane ay ka aamuseen, mana jirin cid diiday.

Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa noqonaya mid muhiimad weyn u leh shaqaalaha Puntland marka ay gaaraan da’da Hawlgabka.

Previous Post

Doorka Haweenka ee Doorashooyinka iyo Amniga oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

With peace and security, Mogadishu is changing

Next Post
With peace and security, Mogadishu is changing

With peace and security, Mogadishu is changing

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In