Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

GOS oo ka qayb gashay tababbar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Switzerland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
GOS oo ka qayb gashay tababbar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Switzerland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax ayaa dalka Switzerland  uga qeyb galay seminaar ay ka qeb galeen 34 dal, kaasi oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane.

Seminarka  oo ku saabsanaa suuqgeynta Olympic-ada waxaa diyaariyey qeybta u qaabilsan IOC da oo lagu magacaabo IOC Television and Marketing Services TMS , wuxuu socday 26 – 27 January,

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Xoghayah GOS  Duraan  Axmed Faarax oo ka warbixyay  ujeedka Seminaarka ayaa sheegay in seminaarkan uu ahaa  kii 5aad oo lux seminar oo IOC- da ugu tala gashay iney ka faaideystaan waddamada xubnaha ka ah,  Waxaa midkaan joogay 34 waddan oo ka socda 5ta qaaradood.

Xoghayaha ayaa intaa kudaray in seminaarkan xoogga lagu saaray  sida looga faa’iideysan karo haysashada astaanta Olombikada ( Olympic  brand ) oo ah astaanta ugu caansan dunida, baaritaan  la sameeyey na 98% lagu sheegay  iney garanaayaan astaanta olympic ada   sidaa awgeedna ay muhiim tahay in ay wadamadu ka faaideystaan.

Suuqgeynat waa  nidaam   hay’adaha ,  Xiriirada , Kooxaha iyo Ururada isboortiga  aad muhiim ugu ah taasoo haddii ay waqti iyo qorshe wanaagsan geliyaan  ay ku helikaraan   dhaqaalo uu isboortiga ku horumari karo waana  sababta ay  Gos  Seminaarkan  muhiimada gaarka  u siisay xilli  dalal badan oo caalamka ay ka baaqsadeenka qayb galkiisa.

1 2 3

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Waaxda warfaafinta GOS

Previous Post

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo qeyb cusub lagu soo kordhinayo

Next Post

Urur Soomaaliyeed oo dadaal ugu jira sida looga gudbi lahaa caqabadaha kala sareeynta Bulshada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Urur Soomaaliyeed oo dadaal ugu jira sida looga gudbi lahaa caqabadaha kala sareeynta Bulshada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Urur Soomaaliyeed oo dadaal ugu jira sida looga gudbi lahaa caqabadaha kala sareeynta Bulshada Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In