Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddi 25 Xubin Ka Kooban Oo Loo Xilsaray Xalinta Arrimo Ka Taagan Gaalkacyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddi 25 Xubin Ka Kooban Oo Loo Xilsaray Xalinta Arrimo Ka Taagan Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin, waxgaradka iyo Cullima’udiinka, ayaa maanta lagu qebtay magaalada gaalkacyo. Waxaana kulanka looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen koontaroolka dhanka koonfureed ee Magaalada  Galkacyo, Gawaarida ku xayiran,Siddii loogu soo deyn lahaa,Sida ugu dhaqsiyaha badan.

Kulanka, ayaa waxaa ka mid ah mas’uuliyiin ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed.Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galkmudug ,Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada Sare, ee Galmudug Sheekh Cabdulqaadir dhagayare  Jenaraal,Cabdi jaamac Cabdule Xabeeb la taliyaha Amniga ee  Madaxweynaha Galmudug  Axmed  cabdi kaariye Qoor Qoor, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Galmudug  Gashaanle Sare Maxamed Nuur Cali, Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug Gashaanle dhaxe Cali Muuse Maxamuud, Duqa Dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee Galmudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar, Agaasimihii Hore ee Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi aadan Gaboobe iyo Qaar ka mida Odayaasha dhaqanka iyo Cullimada Gobalka Mudug.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gunaanadka kalfadhiga koowaad ee kulanka, ayaa  lagu magacaabay guddi ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo ka shaqeyn doona meel  marinta iyo ka shaqeynta sidii si nabad iyo is afgarad loogu dhameyn lahaa Caqabadaha taagan.

Kulanka maanta  waxa uu  kusoo beeg mayaa xilli xaalad cakarin ay ka jirto Qeybo ka mida magaalada Galkacyo taas oo abuurtay in Gawaari aad u badan iyo rakaabkii la socday ay ku xayirnaadaan koontaroolka dhanka koofureed ee Magaalada  Gaalkacyo.

Previous Post

Somalia Is potentially A Rich Country

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Kula La Qaadatay Safiirka Shiinaha

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Kula La Qaadatay Safiirka Shiinaha

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Kula La Qaadatay Safiirka Shiinaha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In