Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga arrimaha Bulshada ee Aqalka Sare oo u yeeray Guddiga Shaqaalaha Rayidka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga arrimaha Bulshada ee Aqalka Sare oo u yeeray Guddiga Shaqaalaha Rayidka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudnaya waajibadaakisa shaqo, ayaa xafiiskooda ugu yeeray Guddiga Qaran Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.

Kulanka oo ku saabsanaa su’aalo waydiin iyo xog waraysi hanaanka shaqo ee Guddiga Qaran ee shaqaalaha Rayidka, ayaa si gaar ah wax looga waydiiyay, qorshaha shaqaale qorista, u sinnaanta fursadaha shaqo ee Dowladda Ragga iyo Dumarka, howlgabka shaqaalaha, iyo su’aalo kale muhiim ahaa.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Xubnaha Guddiga oo uu hoggaaminayay Guddoomiye Xasan Abshirow maxamed, ayaa guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare faahfaahin ka siiyay dhammaan su’aalihii ay ka qabeen shaqada guddiga iyo shaqaalaha Rayidka ah.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare Senator Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle) oo kulanka su’aalo waydiinta ahaa soo xiray ayaa uga mahadceliyay xubnaha Qaran Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda sida ay warbixinta uga siiyeen su’aalihii ay qabeen.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Wisil 

Next Post

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo gaaray Baydhabo

Next Post
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo gaaray Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo gaaray Baydhabo

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In