Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Arrimaha gudaha ee Golaha Shacabka BJFS oo warbixin ka dhageystay Maareeyaha Hay’adda NRA

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Arrimaha gudaha ee Golaha Shacabka BJFS oo warbixin ka dhageystay Maareeyaha Hay’adda NRA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamul Goboledyada Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Maareeyaha Hey’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha “National Identification and Registration Authority”– NIRA Mudane:Cabdiwali Cali Cabdulle ,waxaana wahalinayay Agaasimayaal iyo khubaro ka tirsan hay’adda NIRA .

Kulanka waxaa shirguddoominayay Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xilldhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afeey) waxaana wahlinayay Xoghayaha Guddiga Xilldhibaan. Maxamed Ibrahim Cabdi (Diyeeshe) waxaana goobjoog ahaa xubnaha Guddiga

Related posts

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026

Ajanadaha Kulanka ayaa ahaa

Warbixnta waxqabadka Hey’adda NIRA iyo Su’aalo la xiriira waajibaadka loo igmaday Maareeyaha.

Maareeyaha Hey’adda”NIRA” Mudane. Cabdiwali Cali Cabdulle ayaa Guddiga warbixin guud ka siiyey waxyaabihii u qabsoomay intii ay jirtay hay’adda asigoo sheegay in ay hadda ku howlanyihiin sidii ay u balaarin lahaayeen xarumha Hay’adda shacabkana ay ugu fududaato qaadashada kaarka aqoonsiga Dadweynaha.

Xubnaha Guddiga ayaa bogaadiyey Maareeyaha iyo shaqada adag uu u hayo Bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Guudiga ayaa ugu mahadceliyey Maareeyaha in ay muhim tahay wada shaqeynta, islaxisaabtanka iyo kor- joogteynta Hay’adda iyo Guddiga.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool Garasbaaley “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar BJFS oo warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Asluubta

Next Post
Guddiga gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar BJFS oo warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Asluubta

Guddiga gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar BJFS oo warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Asluubta

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In