Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga arrimaha Xabsiga dhaxe ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Duqa Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga arrimaha Xabsiga dhaxe ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Duqa Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Gaarka ah ee Arrrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la-yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, kulankaan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Xil. Bashiir Cabdi Maxamed (Ameerika).

kulanka, ayaa Guddoomiye Madaale Warbixin guud ka siiyay Guddiga, wuxuuna aad ugu dheeraaday waxyaabihii ay horay uga qabteen Xabsiga dhexe,haddane ay mudnaan gaar ah siin doonnaan Xaalada Xabsiga dhaxe, si la mid ah sida maamulka gobolka muhiimada u siiyo Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Ugu Dambeyn Guddoomiyaha Guddiga Xil. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa u mahadceliyay Guddoomiyaha Gobolka qaabkii wanaagsaneyd ee uu uga waramay inta uu kala socdo xaalada ka jirta Xabsiga, sidoo wuxuu sheegay inuu ka rajeynayo in warbixin dhameystiran uu Guddiga kula soo laabto kadib marka uu booqdo Xarunta Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga Soomaaliya "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In