Guddiga madaxa bannaan ee dib u heshiisiinta Qaranka oo soo saaray war -saxaafadeed ayaa baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday in ay meelmariyaan qodabadii kasoo baxay shirkii muqdisho ay ku yeesheen madaxda dowladda federaalka,dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Halkaan hoose guji si aad u akhrisato war-saxaafadeedka