Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Doorashada ee Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo la magacaabay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Puntland oo ugu baaqday ganacsatada  hubka heysta in ay Hubkooda Sharciyeeyaan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Golaha Wakiilada Puntland Yaasiin Xuseen Xaaji Jaamac ayaa magacaabay Guddigii ka shaqeyn lahaa qabsoomidda doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo labadiisa ku xigeen.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddiga doorashada Baarlamaanka ee uu magacaabay ku simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland ayaa ka kooban 7 xubnood iyo Guddoomiyahooda, waxaana sida qorshuhu uu yahay ay ka shaqeyn doonaan qabsoomidda doorashada guddoonka Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Abtiile ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Wakiilada Puntland.

Doorashada guddoonka golaha wakiilada Puntland ayaa la filayaa in ay dhacdo 4-bisha Janaayo oo ku beegan maalinimada Jimcaha ee soo socota, waxaana u sharaxan xilka Guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen musharixiin gaaraya 8 musharax.

Halkan ka akhriso

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La kulmay Xildhibaan Pekka Haavisto “SAWIRRO”

Next Post

KDF kills 7 Al-Shabaab fighters in Somalia

Next Post
KDF kills 7 Al-Shabaab fighters in Somalia

KDF kills 7 Al-Shabaab fighters in Somalia

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In