Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Doorashada Jubbaland oo Madaxweynaha Jubbaland ka dalbaday in uu soo buuxiyo boos uu baneeyay musharax

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Doorashada Jubbaland oo Madaxweynaha Jubbaland ka dalbaday in uu soo buuxiyo boos uu baneeyay musharax
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland ayaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Madoobe u gudbiyay talo soo jeedin ay ku dalbayaan in Madaxweynuhu soo buuxiyo mid kamid ah kuraasta 4ta ah oo 2dii musharax ee ku tartami lahaa midkood uusan is diiwaan gelinin.

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashada Jubbaland Siyaad Maxamed Mursal ayaa soo saaray wareegto ay guddiga kaga dalbanayaan Madaxweynaha Jubbaland uu soo dhameystiro mid ka mid ah kuraasta 4-ta ah, waxaana uu xusay Guddoomiyuhu in guddiga ay diiwaan geliyeen 7 xubnood, halka musharaxa 8aad uusan soo xaadirin.

Related posts

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026

Guddiga ayaa Madaxweynaha Jubbaland ku ogeysiiyay in Cali Maxamed Cai uusan isdiiwaan gelinin, uuna ka baaqday diiwaangelinta maanta, waxaana ay ka codsadeen in la soo badalo.

Lifaaqa hoose ka akhriso wareegtada gudiga

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay kulanka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada dalka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Sweden

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Sweden

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Sweden

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In