Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo war ka soo saaray qoondada Haweenka ee matalaadda Siyaasadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo war ka soo saaray qoondada Haweenka ee matalaadda Siyaasadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saareen qoondada haweenka ee mataaladda Siyaasadda, ku sheegay inay laga maarmaan tahay in la xaqiijiyo in haweenku matalaad dhab ah ay ku yeeshaan kuraasta labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Maaddaama haweenku ay matalaaan bulshada in ka badan 50%,

Qoraalka ayaa lagu xusay in Guddiyada Doorashooyinka dalka ay mas’uuliyad ka saaran tahay fulinta Heshiiska ku saabsan qoondada haweenka ee 30% ee Baarlamaanka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Heshiiska ayaa ahaa mid ka mid ah tallaabooyinkii ugu horreeyey ee muhiimka ahaa ee loo qaaday sidii haweenka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen matalaad habboon iyo ka-qaybgalka siyaasadda .

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Mombasa “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Mudug oo ka hadlay labo qarax oo dad rayid ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Bacaadweyne

Next Post
Maamulka Gobolka Mudug oo ka hadlay labo qarax oo dad rayid ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Bacaadweyne

Maamulka Gobolka Mudug oo ka hadlay labo qarax oo dad rayid ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Bacaadweyne

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In