Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga gurmadka abaaraha oo ku baaqay in la gar gaaro dadka ay fahataaddu saameysay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddiga gurmadka abaaraha oo ku baaqay in la gar gaaro dadka ay fahataaddu saameysay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha guddiga kahortaga abaaraha musiibooyinka iyo barakacayaasha ayaa kulanka Muqdisho ay ku yeesheen waxa ay kaga hadleen sida ugu fudud ee gurmad lagu gaarsiin karo shacabka Soomaaliyeed ee fatahaada wabiga Shabeelle uu ku saameeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Waxaa kulanka lagu muujiyey lagama maarmaanimada in si dhaqso ah loo taageeero shacabka Baladweyne gaar ahaan kuwooda wali ku dhex jira biyaha, sidaasi oo kalena dib u dejin loo sameeyo qoysaska barakacay ee ku sugan magaalada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Ganacsatada Soomaaliyeed dowlada iyo beesha caalamka ayey u jeediyeen xubnaha gudiga baaq la xiriira in la gar gaaro dadka biyuhu ay saameeyeen.

“Waxan u jeedineynaa dowlada iyo caalamka in dadka la gar gaaro, ganacsatada Soomaaliyeed iyaga waajib gaar ah ayaa saaran, waa in ay dhaqaalahooda ku bixiyaan badbaadinta dadka Soomaaliyeed”

Guddoomiye ku xigeenka guddiga kahortaga abaaraha musiibooyinka iyo barakacayaasha ahna guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheakh Axmed Gabale ayaa sheegtay in gudigu uu kaalin ka qaadan doonaan badbaadinta shacabka Baladweyne, iyaga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed.

“Waxaan rabnaa in laba waxyoobodba aan sameeyno, marka hore waxan gaarsiineynaa dhaqaalaha kooban ee aan heyno, marka xigtana waxan dadka u weydiineynaa gargaar”

Dowlada Soomaaliya ayaa ku howlan sidii gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka Soomaaliyeed ee uu saameeyey fatahaada wabiga Shabeelle, iyadoo madaxda qaranku ay ku baaqeen in laga wada qeyb galo u samafalka dadkaasi.

DSC03908 DSC03912 DSC03915 DSC03916  DSC03919 DSC03921 DSC03922 DSC03923 DSC03925 DSC03927

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhiga oo ka qayb galay Xaflad sarakiil tababar loogu xirayay oo Khartoum ka dhacday ” SAWIRO”

Next Post

Safiirka Soomaaliya oo soo dhaweeyay koox Soomaaliyeed oo kubadda Kollayga uga qeyb galaysa Kenya “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya oo soo dhaweeyay koox Soomaaliyeed oo kubadda Kollayga uga qeyb galaysa Kenya “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya oo soo dhaweeyay koox Soomaaliyeed oo kubadda Kollayga uga qeyb galaysa Kenya "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In