Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmadka Qaraxii Shalay Oo Bilaabay U Kuur-galida Xaladda  

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmadka Qaraxii Shalay Oo Bilaabay U Kuur-galida Xaladda  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada, ayaa kormeer ku tagay goobta ay ka dhacday mashaqadii shalay.  ka iyo goobaha uu sameeyay Qaraxa.

Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowlad Gobaleedka  Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, oo horkacaya gudigaan ka kooban Howlwadeennada Madaxtooyada iyo Wasiiro ayaa wada qiimeynta, diiwaangalinta dadkii ku waxyeeloobay iyo tirada qasaaraha uu geeystay qaraxii Argagixiso ee shalay ka dhacay Magaalada Jowhar.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Qarax ismiidaaminta oo loo adeegsaday gaari weyn oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray hotel lagu magacaabo Nuur Doob oo kuyaalla Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.

Waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 7 qof iyo 3qof oo ku dhimmatay,Dadka oo isugu jira shacab iyo Masuuliin katirsan Hirshabeelle.Dadkii ku waxyeelow ayaana soo gaar Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Suldaan Saciid Axmed

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo La Kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo La Kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo La Kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In