Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Heer Federaal ee doorashooyinka dadban oo ka hadlay doorashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddiga Federaalka Hirgellinta Doorashooyinka dadban oo ka hadlay doorashada aqalka Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle Cumar Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayuu kaga hadlay inuu dib u dhac ku yimi doorashada Madaxtinimada dalka oo la filayay inay qabsoonto 30-ka bishan iyadoo sidookale dib u dhac uu ku yimi doorashada gudoonka labada aqal ee baaralamanka Somaaliya isagoona sheegay in 30-ka bishan xildhibaanada la doortay lasiin doono shahaadooyinka cadeynaya xildhibanaimada kaidbna loo gdubi doono doorashada guddoonka Baaralamanka iyo tan Madaxweynaha.

Sidookale Guddoomiye Cumar Dhagey ayaa sheegay inay meel wanaagsan mareyso u diyaargarowga doorashada xubnaha labada aqal ee Baaralamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobolada Wuqooyi taasi oo dhawaan ka dheceysa magaalada Mqudisho.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Dhinacakale Guddoomiyaha Guddiga Federaalka ee Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ayaa shirkiisa jaraa’id kusoo hadal qaaday cabashooyin iyo dacwo lagasoo gudbiyay kuraas qaar ee xubnaha baaralamanaka ee la doortay, isagoo xusay in beri ay kulan la qaadan doonaan guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka, kuwaasi oo ay isla meel dhigi doonaan wixii cabasho ah ee jirta.

Ugu dambeyn Abuukaate Cumar Dhagey mar wax laga weydiiyay go’aankii Puntiland ay ku shaacisay inay ku hakisay doorashada xuybnaha golaha shacabka, ayaa ku jawaabay inay arintaasi kala hadleen Madaxda dowlad goboleedka Puntland.

Previous Post

Jabuuti iyo Midowga Yurub oo Iska kaashanaya horumarka

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In