Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo booqday xero loogu talagalay ciidanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo booqday xero loogu talagalay ciidanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubaland ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xero la qorsheynayo in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed lagu tababarro.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa oo goobta hadal ka jeediyay ayaa ciidanka kula dar daarmay inay ilaaliyaan anshaxa ciidan-nimo, isla markaana ay u hogaan samaan awaamiirta saraakiisha tababarka siineysa.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

“Waxaan kula dardaarmayaa ciidamada in ay ilaaliyaan Qarannimada Soomaaliya,  xarunta waxa ay qeyb ka tahay xerooyinka loo diyaariyey in lagu tababaro ciidamada isku dhafka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, si dib loo soo celiyo sumcaddii ay ciidamadu ku lahaayeen guud ahaan gobolka” ayuu yiri

Guddiga isku dhafka oo dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ayaa u jeedkooda ah sidii ciidamada Qaran oo isku dhaf ah loo dhisi lahaa, iyagoo kulamo kala duwan la qaatay Madaxda maamulka Jubaland iyo saraakiisha ciidamada ee Kismaayo ku sugan.

vlcsnap-2015-05-23-01h17m18s248 vlcsnap-2015-05-23-01h19m05s52 vlcsnap-2015-05-23-01h19m17s158 vlcsnap-2015-05-23-01h19m32s53 vlcsnap-2015-05-23-01h19m43s150 vlcsnap-2015-05-23-01h19m59s60 vlcsnap-2015-05-23-02h15m43s227 vlcsnap-2015-05-23-02h16m01s148 vlcsnap-2015-05-23-02h16m23s103 vlcsnap-2015-05-23-02h16m41s37

Previous Post

Wasiirka Haweenka oo booqatay Qoysaskii dhawaan laga keenay Yemen

Next Post

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin “Sawirro”

Next Post
Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin “Sawirro”

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin "Sawirro"

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In