Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga KMG ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddiga KMG ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Kumelgaarka ah ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo, kaasi oo ย hogaaminayey Goddoomiyaha Gudigaasi mudane Cabdullaahi Xaaji Abuukar.

Guddiga oo ay qeyb ka ahaayeen habdhooraha Golaha Shacabka iyo Xubno kaleย  ayaa waxaa si aad ah goroonka diyaarada ah ee magaalada Baydhabo ugu soo dhaweeyey qaar kamid ah Xidhibaannada Baarlamanka dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed, waxaana Xarunta Baarlamanka Koonfurgalbeed kulan ay kulaqaateen Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye Gudoomiyaha Golaha Shacabkaย  Koonfur Galbeed

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Guddoomiyaha Guddiga Kumeelgaarka ah ee Diyaarinta Shuruucda Doorashooyinka Qaranka Cabdullaahi Xaaji Abuukar ayaa ugu horeyn sheegay in magaalada Baydhabo ay u soo gaareen sidii ay latashi kusaabsanย  Diyaarinta Sharciyada Doorishooyinka Qaranka ula yeelan lahaayeen Xildhibaannada iyo qeybaha bulshada ku nool magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha Baarlamanka Dawlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa si aad ah usoo dhaweeyeyย  wafdiga Guddiga, waxaana uu sheegay maalmaha ay joogaanย  ay la shaqeyn doonaan si loo heloย  sharci ay u mideysanyihiin Umadda Soomaaliyeed, kaas oo mustaqbalka lagu maamuli doonoย  doorishooyinka Qaranka.

Previous Post

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Arbacada ka furmaya Dhuusamareeb

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In