Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka. Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka -2aad, ee labada Aqal Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Mudane Senator Cabdullaahi Cali Xersi.
Guddoonka ayaa guddiga isku dhafka ah ee Diyaarinta Miisaaniyadda ka dhagaystay warbixinno ku saabsan Miisaaniyadda Qaranka ee 2022 iyo waxyaabihii uga soo baxay isla xisaabtankii ay la yeesheen Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.