Xubnaha Guddiga Maamulaya kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta fadhi rasmi ah oo ay yeesheen ku doortay shir guddoon cusub.
Xilka Guddoomiyaha Guddiga waxa loo doortay Khadar Xariir Xuseen, halka Guddoomiye Ku-xigeen loo doortay Mudane Najiib Xuseen Samaale.