Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgelinta Dastuurka KMG oo warbixin laga dhageystay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgelinta Dastuurka KMG oo warbixin laga dhageystay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista dastuurka kumeel gaarka JFS ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo wax ka bedelka dastuurka.

Kulanka oo ka dhacay xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed, iyadoo ay kasoo qeybgaleen xubnaha guddiga kumeel gaarka ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddiga soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista dastuurka kumeel gaarka ah JFS ayaa xogwareysi ku saabsan waxqabadkooda la yeeshay guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo wax ka bedelka dastuurka KMG, iyadoo intaasi kadibna ay guddiga weydiiyeen su’aalo ku saabsan warbixintooda.

Guddiga ayaa ugu mahadceliyey xubnaha ka socday guddiga madaxa banaan warbixintooda wanaagsaneyd ee ay siiyeen guddigooda si hawlaha guddiga uu u xilsaaray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ugu noqdo dhameystir, maadaama la doonayo in golaha la horgeeyo kalfadhiga 3-aad ee golayaasha.

Previous Post

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Muqdiaho “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xadaarad iyo horumar kasta oo ummadi gaarto waxay ku xiran tahay akhriska iyo qoraalka dadkooda”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xadaarad iyo horumar kasta oo ummadi gaarto waxay ku xiran tahay akhriska iyo qoraalka dadkooda”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xadaarad iyo horumar kasta oo ummadi gaarto waxay ku xiran tahay akhriska iyo qoraalka dadkooda”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In