Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha oo kulan la qaatay Labada gole ee maamulka K/Galbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha oo kulan la qaatay Labada gole ee maamulka K/Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga madaxa bannana ee xudduudaha iyo federaalka ayaa kulan la qaatay labada gole ee maamulka Koofur Galbeed kaasoo lagu qabtay magaalada Baydhabo, waxaana looga hadlay xudduudaha Maamul gobaledyada.

Kulankan ayaa muddadii uu socday looga dooday su’aalo ku saabsan xog uruurinta soohdimaha Dawlad Goboleedyada Dalka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xildhibaannadii iyo wsiirradii ka qeybgalay kulanka ayaa halkaasi ku soo bandhigay fikaradahooda ku aaddan Xudduudaha Maamullada ka jira dalkeenna Soomaaliya.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Federaalka Khaliif C/kariin Maxamed oo kulanka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahiyey ujeedada Kulanka isagoo xusay in kulankani ahaa mid wadatashi ah oo looga arrinsanayay sidii xal loogu heli nidaamka xuduudaha maamulgoboleedyada dalka.

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka Dawlad Gobaleedka Koofur Galbeed ayaa isna dhankiisa Soo dhaweeyey kulinkan oo looga doodayey Xuduudaha maamullada ka jira dalkeenna Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Sucuudiga+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Sucuudiga+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Sucuudiga+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In