Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga nabadaynta deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale oo ka warbixiyey halka ay wax u marayaan.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga nabadaynta deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale oo ka warbixiyey halka ay wax u marayaan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga nabadaynta deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale ayaa ka warbixiyey halka wax u marayaan iyadoona laga gaaray guulo la taaban karo nabadaynta deegamadaasi oo ay horay ugu dagaalameen dad walaalo ah waxaana wali socanaya gogosha nabadeen oo kal hore Dhusamareb laga daahfuray.

Deegaanka xananbuure ayaa guddigu kula kulmeen bulshada waxa ayna u kuur galayeen sida xabad joojintii horay loo gaaray ay u dhaqan gashay Xuseen Cali Weheliye (Cirfo) gudoomiyihii hore ee gobolka Galgaduud hadana qayb ka ah guddigan oo isugu jira siyaasiyiin iyo ganacsato ayaa ka warbixiyey halka ay wax u marayaan waxa uuna u mahadceliyey dhamaan xubnaha hoshan ku wehliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhinaca kale Xuseen Cirfo ayaa xusay in dadka deegaanku aad ula shaqeeyeen waxyaabaha dhimana la dhamaystiri doono sida qorshuhu yahay.

Nabadaynta deegaanadan ayaa dowlada Soomaaliya iyo maamulka Galmudug waxa ay galiyeen waqti badan si xal waara looga gaaro dagaalada u dhexeeya maleeshiyaadka hubaysn.

Previous Post

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo shir uga qeyb galay Uganda+Sawirro

Next Post

Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka.

Next Post
Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka.

Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In