Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo la magacaabay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo la magacaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaloya Senator Maxamed Cali Yuusuf ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Aqalka Sare oo ka kooban 6-xubnood.

Golaha Aqalka Sare

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Markuu tixgeliyay:

Xaaladda guud ee dalka taa oo lagama maarmaan ka dhigeysa in la dedejiyo doorashada Guddoonka Aqalka Sare

Markuu arkay soo jeedinta:

Xubnaha Golaha Aqalka Sare

Wuxuu Guddoonsaday Qodobka soo socda

Qod.1aad

Magacaabidda Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare

Wuxuu magacaabayaa mudanayaasha hoos ku qoran Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare:

  1. Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed (Koonfur galbeed)
  2. Senator Saciiid Cabdi Xuseen (Somaliland)
  3. Senator Farxaan Cali Xuseen (Puntland)
  4. Senator Samsam Daahir Maxamuud (Galmudug)
  5. Senator Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan (Jubbaand)
  6. Senator Samsam Cabdullaahi Axmed (Hirshabeelle)

Previous Post

Sawirro: Premier Bank oo ardayda jaamacadaha Muqdisho ku tartansiinaya $21,000

Next Post

Cismaan Xaadoole oo ku guuleystay kursiga Hop#106

Next Post
Cismaan Xaadoole oo ku guuleystay kursiga Hop#106

Cismaan Xaadoole oo ku guuleystay kursiga Hop#106

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In