Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga qabanqaabada Maalmaha xorriyadda oo yeeshay kulan looga hadlayo diyaargaroowga Todobadaadka xorriyadda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddiga qabanqaabada Maalmaha xorriyadda oo yeeshay kulan looga hadlayo diyaargaroowga Todobadaadka xorriyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga qaban qaabada Todobaadka xorriyadda Soomaaliya ayaa kulan ku yesheen Muqdisho, waxanay ka wada hadleen diyaar garoowga Todobaadka xorriyadda oo Maalmo yar ay ka harsan yihiin.

Guddigan oo uu dhawaan Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa loo igmaday in ay ka shaqeeyaan qabn qaabada iyo duba ridka munaasabadaha loogu debaaldagayo Maalmaha xusuusta muudan.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

26-ka June 1960-kii oo ah markii ugu horreysay ee Calan Soomaaliyeed laga taago Gobollada Waqooyi ee Dalkeenna iyo 1-da July ee isla Sanadkaas oo ah markii ay xorrimada qaateen Gobollada Koofureed ee Dalkeenna iyo midowgii Labada Gobol ayaa ah Maalmo si weyn looga xuso guud ahaan Dhulka Soomaaliyeed iyo Dalalka Caalamka qaarkood.

Previous Post

Guddoomiye golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay guddi loo xilsaaray dilkii ka dhacay degaannada Galmudug

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibada XFS oo ka qeybgalay kulan IGAD ay uga arrinsanaysay xaaladda Suudaan

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibada XFS oo ka qeybgalay kulan IGAD ay uga arrinsanaysay xaaladda Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibada XFS oo ka qeybgalay kulan IGAD ay uga arrinsanaysay xaaladda Suudaan

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In