Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha wacyi-galinta bulshada Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ololaha wacyi-galinta bulshada  Covid_19 oo maanta si rasmi ah uga furmay Degmooyinka Gobolka Banaadir.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta  dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Dowladda Soomaaliya Cusmaan aadan Dhuuboow,Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi iyo Gudddoomiyaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay maanta oo axad ah kormeer ay ugu kuur galayeen sida ay usocdaan ololaha wacyigelinta ku tageen Degmooyinka Shangaani,C/Casiis Iyo Boondheere .

Kormeerkaan ayaa ah mid lagu boorinayo ololaha wacyigelinta ee ka soconaya  dhammaan Degmooyinka Gobolka Banaadir si looga hortago Cudurka ku sii fidayo dalka  ee Karoona Feyrus waxaana iska kaashanayo Wasaaraddaha Warfaafinta,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,Caafimaadka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday olole Balaaran dalka oo dhan oo lagu wacyigelinayo bulshada sidii layskaga kaashan lahaa xakameynta cudurka Covid -19.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo daawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay kismaayo

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In