Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga qaran wacyigalinta bulshada ee Covid-19  oo qalab kala wareegay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga qaran wacyigalinta bulshada ee Covid-19  oo qalab kala wareegay Guddiga Madaxa  banaan ee doorashooyinka Qaran+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Ahna Guddoomiyaha Guddiga qaran wacyigalinta cudur Karoona feyrus Iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa haweenka Soomaaliyeed oo ay soo wakiisheen Guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka qaranka Kala wareegeen  in kabadan boqol oo ah maaska afka lagu xerto kuwaasi oo looga hortago cudurka Covid-19 Munaasabad kooban oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee qaranka Xaliimo ismaaciil ibraahim (Xaliimo yareey) ayaa sheegtay inay sii wadayaan dadaalada lagu xakeynayo cudurkaan qatarta ah ee karoona Feyrus.

Related posts

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026

“Waan sii wadeynaa ka qeyb-qaadashada howlaha looga hortagayo cudurkaan safmareenka ah ee Covid-19 oo Qatar ku ah bulshadeyna Soomaaliyeed”sidaas waxaa yiri gudoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka (Xaliimo Yareey)

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Basmo Caamir Jakeeti ayaa uga mahadcelisay sida ay haweenka Soomaaliyeed uga qeyb-qaadanaya howlaha lagu xakeynayo cudurka Covid- 19  iyo sidoo kale ololaha wacyigalinta bulshada dhibaatada uu ku haayo Caalamka .

“Waxaan uga mahadcelineynaa doorka ay haweenka Soomaaliyeed ka qaadanayaan ololaha bulshada looga wacyigalinayo qatarta Cudurkaan Karoona Feyrsuka ayay tiri gudoomiye Basmo”

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ahna guddoomiyaha guddiga qaranka ee wacyigalinta Cugurka Covid-19 ayaa sheegay in qalabkaan afka lagu xerto uu muhiim yahay xakameynta cudurka safmareenka ah ee Karoona feyrus.

“Qalabkaan maaska ee afka lagu xerto waxaa uu muhiim uyahay bulshada madaama uu yareynayo in bulshada si fudud ay isku qaadsiin Karin cudurkaan waxaana ku xoojineynaa ololaha balaaran oo bulshada looga wacyigalinayo qatarta uu leeyahay cudurka safmareenka ah ee Covid 19 kaasi oo Dowladda juhdi iyo awoodeeda isugu geysay”sidaas waxaa yiri Wasiirka Maareeye.

Tags: Guddiga qaran ee la tacaalida Covid-19  oo qalab kala wareegay Guddiga banaan ee doorashooyinka Qaran+Sawirro
Previous Post

Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada oo lagu laayey Gobolka Shabeellaha Hoose.

Next Post

Wasiir Hilaal oo Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baardheere+Sawirro

Next Post
Wasiir Hilaal oo Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baardheere+Sawirro

Wasiir Hilaal oo Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baardheere+Sawirro

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In