Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Santuuqa hormarinta Gaalkacyo oo bilaabay aruurinta Dhaqaalahii loogu dhisilahaa Waddooyinka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Santuuqa hormarinta Gaalkacyo oo bilaabay aruurinta Dhaqaalahii loogu dhisilahaa Waddooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Santuuqa Hormarinta Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug oo ay wehliyeen Masuuliyiinta Maamulka Dagmada, ayaa Maanta si wadajir ah u bilaabay lacag aruurinta, Mashruuca isku tashiga bulshada waxa ayna ku amreen in aysan la dhaafin bixinta lacagta 15 Septembar.

Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay weheliyaan Maayar ku-xigeenka Dagmada Maxamed Cabdi Cilmi,Ururka Haweenka Gobalka Mudug,Golaha Deegaanka, Gudoomiyaasha Xaafadaha,Xubnaha Guddiga Santuuqa Horumarinta , Ganacsato iyo Odayaal dhaqameed, ayaa maanta bilaabay qaaraan aruurinta Bulshada ee Mashruuca dhismaha Sedexda waddo ee Astaan Golol,Cabdullaahi Ciise iyo Astaan Hobyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulka degmada Gaalkacyo iyo Guddiga hormarinta santuuqa, ayaa ayaana kormeer ku maray dhamaan waddooyinka la dhisi-doono iyagoona ku amray Bulshada qaybaheeda Kala duwan in 15 September aysan la dhaafin lacagt oo ay soo dadajiyaan si loo dadajiyo loona bilaabo Dhismaha Waddooyinka oo muhiim u ah bulshada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo 

Next Post

Wasiirka hawlaha guud oo qaabilay Safiirka Talyaaniga

Next Post
Wasiirka hawlaha guud oo qaabilay Safiirka Talyaaniga

Wasiirka hawlaha guud oo qaabilay Safiirka Talyaaniga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In