Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo sheegay inaysan jirin wax cabasho ah oo ku aadan doorashadii la qabtay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo sheegay inaysan jirin wax cabasho ah oo ku aadan doorashadii la qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sheegay inay san jirin wax cabasha ah oo loo soo gudbiyay tan iyo markii ay doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ka bilawdeen qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in la qabtay doorashada sagaal kursi oo 4 kursi ka mid ah laga soo doortay Jubbaland iyo 5 kursi oo laga soo doortay Koofur Galbeed, taasi oo wadarta guud ee xubnaha Aqalka Sare ee soo baxay ka dhigaysa Sagaal kursi .

Mudane Maxamad Ibraahim Barre ayaa tilmaamay in kuraasta doorashadooda la qabtay ay si nabad ah ku dhaceen, isla markaana aysan jirin wax cabasho ah oo ka yimid.

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sheegay inay korjoogteeyaan goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka, ayna wixii khilaafaad ah oo ay arkaan ay u mari doonan xalintooda habraacyada u degsan guddiga.

Previous Post

Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in saldhig Boolis iyo xarumo kale oo adeeg bulsho laga hirgelin doono Camaara

Next Post

CAF oo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya u wakiilatay in uu kormeero doorashada xiriirka Tanzania

Next Post
CAF oo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya u wakiilatay in uu kormeero doorashada xiriirka Tanzania

CAF oo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya u wakiilatay in uu kormeero doorashada xiriirka Tanzania

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In