Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u fadhisa Soomaaliya Marwo Kate Foster si aan uga wada hadalno caqabadaha iyo fursadaha lagu xaqiijinaayo Qoondada Haweenka Boqolkiiba 30% ee doorashada .
Waxaan soo dhaweyneynaa taageerada iyo sida ay uga go’an tahay in haweenka si buuxda uga qaybgalaan siyaasadda Soomaaliya.