Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiyadii xaqiiqa raadinta dhacdadii Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ee dad shacab ah lagu dilay oo la kulmay maamulka Puntland+sawiro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddiyadii xaqiiqa raadinta dhacdadii Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ee dad shacab ah lagu dilay oo la kulmay maamulka Puntland+sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiyadii ka kala socday Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku sugan Magaaladda Gaalkacyo ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo ee Puntland kulan kula qaatay maamulka magaaladda Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay wada degnaanta iyo deris wanaagga dhamaan dadka degan Magaaladda Gaalkacyo,waxaana kulanka inta uu socday dhamaan bulshada Reer Gaalkacyo looga mahad celiyay soo dhoweyntiisa dad kasoo jeeda deegaanadda kale ee halkaasi ku nool.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale gudiyadan ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha gobolka mudug iyo qeybta booliska Oo ay ka wada hadleen sidii si xor ah oo nabad gelya ah ugu wada noolaan lahaayeen dhamaan bulshada magaaladaasi ku nool,Sidoo kale waxaa Kulanka looga hadlay Sidii loo kala saari lahaa dadka ku xld xiran xabsiyada magaaladda Oo kuwii dambi lagu helo sharciga la marsiiyo kuwii dembi lagu waayana xabsiga laga sii daayo si ay xoriyadooda u helaan.

Ugu dambeyn waxaa aad looga hadlay in aysan dib dambe u dhicin in cid gaar ah la beegsado,kadib markii dhawaan dad shacab ah lagu8 dilay magaalooyinka Gaalkacyo iyo deegaano hostaga Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud QM ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyadda dalka ku qaabilay Madaxweyne Xaaf.

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyadda dalka ku qaabilay Madaxweyne Xaaf.

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyadda dalka ku qaabilay Madaxweyne Xaaf.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In